Deg Deg:-Shirka Jowhar Ka Socda Oo Muran Hareeyay Iyo Jawaari Oo Ku Mashquulsan+Dhageyso…

0
810

Maamulka Hir-Shabeelle oo dhameystirkiisa ay ka socoto Xarunta Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa marba marka ka dambeysa soo baxaya qilaafyo ku aadan shirka

oo aaneey inta badan ku qanacsaneyn beelaha daga gobalkaasi iyo kan Hiiraanba hasa yeeshe maanta waxaa gaary Jowhar Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya si uu ula socdo gabagabeynta Baarlamaanka uu yeelan doono maamulka Hir-Shabeelle inkastoo aanay noqon sida uu ka filayay maxaa yeelay waxa uu la kowsaday xuquuqdii beelaha qaar oo lakala jiidanayo isla markaana qaarkood ay isaga baxeen fadhiga shirka.

hadaba xaalkii ugu dambeeyay shirka waxa laga wareystay wariye Mako Maxamed Iimaan Mako (Beella-oo ay uga warantay Wariye Maxamed Axmed Xasan (Yuulka) madama ay xaadir tahay daarta uu shirka ka socdo.