WASAARADAHA KALLUUMEYSIGA D.GOBOLEEDYADA OO XIRIIRKA U JARAY MIDDA FEDERAALKA.{Akhriso}

0
525

War saxaafadeed ay wada jir u soo saareen Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayey ku sheegeen in ay hakiyeen wixii xiriir wada shaqeyneed ahaa ee ay la lahaayeen Wasaaradda Kalluumeysiga Dowladda Federaalka ah.

Wasiirrada Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka ab ayaa waxaa ay kulan ku yeesheen Magaalada Kismaayo,waxaana ay ka soo saareen war saxaafadeed ay ku sheegayaan in ay joojiyeen wada shaqeyntii Wasaaradda Kalluumeysiga.

https://scontent-lht6-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/