Gudoomiyaha degmada baladweyne maxamed cabdi cismaan qalaafow oo saxaafada kula hadlay magaalada baladweyne ayaa waxaa uu ka hadlay amar ka soo baxay ururka al-shabaaboo ku aadan in aan la isticmaalin bacyaha iyo taleefanada qaar kood waxaa uu sheegay gudoomliya degmada baladweyne in arintas aysan u dulqaadan karin.
Hoos ka dhageyso : warbxin uu ka diyaari bashiir cabdulahiu cismaan