Dabal daga sand guuradii 58 ee ka soo wareegtay markii xornimada ay qateen gobollada koonfureed iyo midowgi labad gobol ayaa xalay lagu qabtay magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Munaasabada ayaa wax ka soo qeyb galay Xubno ka socda maamulka Gobolka Hiiraan saraakiisha ciidamada dowlada kuwa AMISOM iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool. Magaalada Baladweyne.
Taliyaasha Guutayooyinka 5 aad iyo 52 aad ayaa sheegay in calanka Soomaliya u qiimo weyn ugu fadhiyo shacabka Somaliyeed. Isago hamblayo u diray dhamaan shacabka Somaliya meel kasto oo ay joogan.
Sidoo kale waxaa Munasabada ayaa Waxaa kahadlay Duqa Cusub ee Magaalada Baladweyne waxana ay ku dheeraaday ka hadlka qey maha ay ledahay 1da luulyo
Gudomiyaha Dagmada Baladweyne Cismaan Macalin Khalaafoow oo iskna kahadlay munasabada ayaa shegay in malinta xurnimada ay tahay malin muhiim u ah umada soomaaliyeed waxana u ku baqay in la ilaaliyo xurnimada hada ay somaliya haysato
Gabagabada Munsabada waxaa ka hadlay asne Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdulaahi axmed Maalin Sufuroow waxaana u hambalyo u diray dhamaan umada somaliyeed waxana u sidoo kale u duceyay dadkii u geriyooda xurnimada soomaaliliya xiligii xornima raadintii.
W/Q: Bashiir cabdulahi cismaan
Baladweyne.soomaaliya