Jaaliyada Galmudug ee ku nool magaalada Chicago ee dalka Maraykanka ayaa walaac ka muujiyay dhicyada isku haya siyaasada Galmudug sida madaxwaynaha , madaxwayne ku xigeenka iyo gudoomiyaha baarlamaanka oo isku dhinac .
Aways Xaaji Xuseen oo ka mid ah aqoonyahanada ka soo jeeda Galmudug kuna nool magaalada Chicago ee dalka Maraykanka oo la hadlay Radio Cadaado ayaa madaxda ugu baaqay in ay ka waantoobaan qilaafka joogtada ah.
Baaqaan ay jeedinayaan qurbajoogtu ayaa ku soo aadaya xili magaalada muqdisho uu wada hadal uga socdo madaxda sare ee maamulka Galmudug.
Halkaan ka dhagayso codka waraysiga :Z0000072