Hirgalinta mashruuca ee solar ku shaqeeya cedceeda waxaa iska kaa shanayo maamulka degmada cadaado wasaaradaha qorsheynta iyo arimaha gudaha dowlada federalka Somalia
Ilaa iyo 30 solar oo ka mida kuwa ileyska ced ceeedka ku shaqeeya ayaa na laga hirgalinaayaa xaafado ka mida degmada cadaado ee gobolka galgaduud
Cabdulqadir cabdi salan oo ka socday wassrada qorsheynta dowlada federalaka Somalia qayteeda hormeerida iyo indha indheynta ayaa sheegay in mashruucaan hirgalintiisa ay dowlada federalka Somalia ay ka caawneyso dowlada norweyd
Cabdi raxmaan cabdulaahi xuseen Tooteela gudoomiya degmada cadado maamulka galmudug oo frintaakii munaasabada hadal ka jeediyey ayaa sheegay iney shacabka reer cadaado ay ilaashadaan layrkan ku shaqeeya ileyska ceed ceeda isagoona sheegay iney yihiin kuwo aad u qaalisan
Tooteela ayaa xusay iney qayb ay ka qaataan hormarinta sida gacansiga amniga
Leyrarka ileyska ced ceeda ku shaqeeya sayid cali cumar oo ka socday waasaradav arimaha gudaha dowlada federlka Somalia
Ayaa sheegay iney reer cadado hore I ilaashadeen ku dhawaad 80 solar oo hirgaliyey taas mid lamida ay u dhowridoonaan
Agaasimaha guud wasaarada tamarta iyo qayraadka biyaha galmudug asd cismaan guuleed oo asna ka hadlay ayaa sheegay ka waasard ahaan ay u narkaan mashruucaan meyd baahi u qabeen shacabka reer cadado ee galmudug
Saaraakiishaan ka soctay waasarada qorsheynta iyo arimaha gudaha dowlada federalka Somalia ayaa sheegay iney booqan doonaan deegaano ay ka mid yihiin godinlabe cabduwaaq kuwaas oo dhawaan laga hir galiyey solar systemkaan
Hoos Ka Dhageyso