Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas C/wali Jaamac Xuseen Gorod, ayaa Magacaabay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Qeybta 27-aad, waxaana loo Magacaabay S/Guuto Maxamuud Maxamed Macalin Koronto oo horay u ahaa Abaanduulaha Qeybta 12-ka April ee Ciidamada Xoogga Dalka.