Buundadan Cusub ee Xariga laga jarey ayaa waxay kamid tahay Buundoyin laga hirgeliyey Magaalada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay taasoo fududeyn Doonto isku socodka Dadka iyo Baabuurta dhismaha Buundadaan ayay qeyb ka tahay Mashaariic balaaran Ee ka socda Degmada Buur-Hakaba oo ay iska kashanayaan Shacabka iyo Maamulka Degmada
Maamulka Degmada Buur-Hakaba ayaa si wadajir ah Xariga uga jareen Buundada Cusub oo Caqabad ku maristeeda markii hore Shacabka Buur-Hakaba waxayna hada kor u qaadeysaa fududeynta isku socodka dadka Gaadiidka iyo Ganacsiga islamarkaana tani tusaale u tahay in shacabka iyo Dowladooda ay wax wada qabsan karaan