Kulanka Wadashaqeynta Bulshada iyo Laamaha Amniga Oo Baydhabo lagu qabtey

0
7

Wasaaradda Amniga Dowladda KG Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatay kulan lagu xoojinayo wada-shaqeynta Amniga ee u dhaxeeya Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo Hay’adaha aan Dowliga ahayn (NGOs), iyadoo qayb ka ah Barnaamijka Wadajirka Booliiska

Furitaanka Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, kaasoo diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashi wax ku ool ah oo u dhexeeya hay’adaha Bulshada Rayidka iyo laamaha Amniga, si loo abuuro jawi amni iyo nabadgelyo oo u fududeynaya fulinta Barnaamijyada Amniga ee ka socda KG.