Munasabada Xuska 65 Guuradii Ka Wareegatay Markii Ay Midow Ween Gobaledada Waqooyi Iyo Kuwa Konfureed Islamarkaasina Xuryada Laga Qaatay Gumeysii Ingiriska Iyo Taliyaaniga Gayiga Soomaaliyeed Laga Taaagay Calanka Soomaaliya Ay Leedahy Oo Xur Ah Oo Habeen Xalay Ahaa Ayaa Lagu Qabtay Taliska Qeebta 60aad Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed .
Waxaa Ka Soo Qeebgalay Madaxweynaha Koonfurgalbeed Mudane Abdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Iyo Gudoomiyaha Golaha Walkilada Koonfurgalbed Dr Ali Sacid Fiqi Iyo Qaar Kamid Ah Gollah Wasiirada Maamulka Koonfurgalbeed Iyo Saraakiil Ciidan Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo Iyo Marti Sharaf Kale .
Madaxweynaha Maaamulka Koonfurgabeed Mudane Abdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Ayaa Salaam Sharf Ka Qaatay Cutubyo Katirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed Gaar Ahaan Taliska Qeebta 60aad Goorsheegtada Marsheegta Markii Ay Gaartay Tawankii Habeenimo Ayaa Waxaa Lasaaray Calanka Iyadoo Goobta Lagu Tumay Astaanta Qaranka ,
Madaxweynahadowlada Gobaleedka Koonfurgalbeed Soomaliya Mudane Abdicasiis Xasan Maxamed Laftagaren Ayaa Sheegay In Dhibaato Badan Loo Soo Maray Sidii Xuryad Loo Heli Laahaa Waxaana Dhalinta Soomaliyeed Uga Baaqay In Ay Xiligan Ay Ka Qeeb Qaatay Dhisida Dalka Isagoona Hambalyo U Diray Dhaaman Umada Soomaaliyeed Maalita 1 Luulyo