Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo maanta booqanaya dalka Turkiga

0
780

Madaxweyne ku xigeenka Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maanta safar ku tagaya Wadanka Turkiga.

Safarka Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa uu u muuqdaa mid la xariirta dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya Mareykanka iyo Turkiga, iyagoo hp

Madaxweyne ku xigeenka Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maanta safar ku tagaya Wadanka Turkiga.

Safarka Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa uu u muuqdaa mid la xariirta dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya Mareykanka iyo Turkiga, iyagoo hpre u lahaa xiriir aad u dhow, balse waxaa soo kala dhex galay khilaafaad siyaasadeed, taasoo sabab u ahayd markii Turkiga uu ku eedeeyay Fethullah Gulen oo fadhigiisu yahay Pennsylvania inuu ka dambeeyay isku daygii afgambiga ee fashilmay.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa dhawaan booqday Dalka Ruushka, taasoo waji gabax ku noqotay Wadamada reer galbeedka oo saaxiibo dhow lahaa Turkiga.

Safarka Joe Biden ayaa ku soo beegmaya xilli uu Maamulka Obama ay u harsan yihiin bilooyin, iyadoo Wadanka Mareykanka uu doonayaa in Turkiga uu ka qanciyo waxyaabaha uu tirsanayo.

re u lahaa xiriir aad u dhow, balse waxaa soo kala dhex galay khilaafaad siyaasadeed, taasoo sabab u ahayd markii Turkiga uu ku eedeeyay Fethullah Gulen oo fadhigiisu yahay Pennsylvania inuu ka dambeeyay isku daygii afgambiga ee fashilmay.