Guddiga Farsamada maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay Shuruudaha soo xulista Xildhibaanada labaad ee baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed.
Shuruudaha laga rabo Xildhibaanada waxaa ka mid ah in uusan ka yareyn 25-sano, islamarkaana uu bixiyo Khidmad isdiwangalin ah.