Sheekh Shaakir oo soo saarey digniin & Farriin ku socota Beesha Caalamka

0
434

Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlusunna Maxamad Shaakir Cali Xassan ayaa ugu yeeray DFS. Dowlad Goboleedyada Beesha caalamka in ladhiso gole loo dhanyahay oo xil-saaran Federaalnimada, dimoqoraadiyada & doorashooyinka gobolada inta uu dalka helaayo xasilooni siyaasadeed oo degan.

Sidoo kale Sheekh Shaakir ayaa ka digay in Ciidamada ay tababareen Wadamada Mareykanka iyo Turkiga loo adeegsado caburinta Shacabka iyo dano siyaasadeed,sida lagu xiisay qoraal kasoo baxay xafiiskiisa.