Daawo:Shirkii Golaha Wasiirada Galmudug Oo Arimo Xasaasi Ah Looga Hadlay

0
744

Cadaado( Radio Cadaado):- Kulankii Khamiis laha ahay ee Golaha wasriirada Dowalada Galmudug  oO Uu Maanta Shir Gudoominayay Madaxwayanaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa lugu ansixiyay sharciga xanaanada xolaha Galmudug.
kulanka golaha wasiirada maanta waxaa shir gudoominayay Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale geele xaaf iyadoona looga hadalay Arimo laxariira Amniga siyaasada iyo meel marinta carshiga xanaanada xoolaha waxaana dood adag laga yeeshay Aminga gabagabadii ayaa waxaa  golaha wasiirada ay cod buuxda ku ansixiyeen sharciga xanaanada xoolaha galmudug

Markii Uusood Dhamaaday kulanka Waxaa Warbaahinta Lahadlay Wasiirka Warfaafinta Galmudug

HALKAAN KADAAWO KULANKII GOLAHA WASIIRADA GALMUDUG