Booliska Puntland oo xiray Wariyihii Gaarka ahaa Deni

0
491

Ciidanka Booliska ayaa caawa Garowe ku Xiray Wariye Omar Mohamed Soomane oo dhawaan ku biiray shaqaalaha Madaxtoyada Puntland.

Cumar Maxamed Soone ayaa ahaa Wariyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Booliska ayaa ku sheegay xarigiisa in uu ku eedaysan yahay baahinta warar been Abuur ah.