DAAWO:- Xaflad Balaaran Oo Cadaado Ka Dhacday

0
473

Munaasabadaan Oo Aheyd Mid Lagu Caleema Saaray Nabadoon Yusuf Muuse Jirow Ayna Kasoo Qeyb Galeen Ku Dhawaan Kun Qof Ayaa Maantay Ka Dhacday Xarunta Kafaalo Ee Magalada Cadaado Waxaana Kasoo Qeyb Galay Waxgaradka Culuma Udiinka Masuulioyiin Ka Tirsan Galmudug Mamaulka Degmada Cadaado Iyo Madaxwenihii Hore Ee Maamulkii Ximan Iyo Xeeb Mohamed Macalin Aadan Tiicay

Qaar Ka Mida Ka Qeyb Galayaashii Munaasabadaan Ayaa Sheegay Iney La Shaqeyndoonaan Nabadoonka Cusub Ee Maantay La Caleema Saaray

Gudoomiyaha Degamada Cadaado Cabdulhi Cabdi Raxmaan Huissein Tootoolle  Ayaa Siweyn U Soo Dhaweyey Nabadoon Yusuf Muuse Jiro