- Kooxo hubeysan ayaa gudaha Suuq-Boocle ee degmada Dharkenley waxa ay ku dileen nin sida la sheegay Moos gadaayay.
Ninka la dilay ayaa waxaa magaciisa lagu soo koobay Hilowle sidda ay Risaala u xaqiijiyeen goobjoogayaal.
Kooxihii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday.
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay,kuwaas oo howlgallo baaritaano ah ka sameeyey,wallow ilaa iyo hadda asyan jirin cid ay u qabteen dilkaas,
- Arimaha Bulshada
- BARNAAMIJYADA
- blog
- Ciyaaraha
- English
- Mail Order Brides
- uncategorized
- WARARKA
- Wararka Galmudug