Laamaha Ammaanka Baladweyne oo Amaro soo saarey

0
509

Amar ka soo baxay laamaha Ammaanka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu faray Bulshada magaalada in ay ka fogaadan ku ganacsiga hareeraha Wadooyinka & istmicaalka Gawaarida leh maraaydaha madow & moota Bajaajka.

Qoraal uu ku saxiixan yahay taliye xigeenka Saldhiga Booliska Baladweyne Maxamed Maxamud Rooble (qoorsheel) ayaa waxaa lagu sheegay in uu muteysan doono ganaac lacageed iyo xarig.