Guddiga doorashada maamulka Galmudug ee dhanka Sheekh Shaakir ayaa ku dhawaaqay Habraaca loo mari doono soo xulista xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug.
Guddiga ayaa sheegay in Odayaasha dhaqanka ay soo xuli doonaan 54 xubnood halka Madaxa Ahlusunna uu soo xuli doono 35 Xildhibaan.
Guddiga ayaa sheegay in lagu saleysan doono xubnaha baarlamaanka Galmudug midkii Cadaado ee 89 Mudane ahaa.