Dhagayso: Maamulka Dagmada Cadaado Oo Gurmad Usamaynaya Dadka Usaameeyay Fataahada

0
475

Qaar ka mid ah Magaalooyinka Soomaaliya ayaa looga dhawaaqay qorshaha u gurmashadda Shacabka ku dhibaateysan Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo Fatahaado ay ku dhufteen.

Gudoomiyaha Degmada Cadaado Abdullahi Abdirahman (Tootoole) ayaa ku dhawaaqey Gurmad deg-deg ah oo bulshada Cadaado ay u sameeyaan Dadka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan Magaalada Beledweyne.

 

Xaalada Magaalada Baladweyne ayaa haatan ah mid aan wanaagsaneyn,waxaana jiray dadaalo ay wadaan Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Hir-Shabeelle oo ku aadan in dadka ay waxyeelen fatahaadaha loo gurmado.

 HALKAAN KADHAGAYSO CODKA GUDOOMIYAH