Puntland oo Cambaareysay Xayiraadii Sheekh Shariif

0
581

Maamulka Puntland waxay cambaareyeen Xayiraadda Socdaal ee DFS ay saartay Shacabka Jubbaland iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

Puntland ayaa ku tilmaamay tilaabadaasi mid baalmarsan Sharciga