Sawirro:-Sarkaal Ka Tirsanaa Alshabaab Oo Isku Dhiibay Ciidamada Dowladda Ee Ku Sugan Bakool

0
513

Saraakiisha ciidamada dowladda Somaliya eek u sugan gobolka Bakool aya shegay in uu isku soo dhiibay Yaroow Xasan Aaden, oo ka mid ahaa dagaalamayaasha Alshabaab isla markaana uu iska dhiibay defgmada Xudur ee gobolka Bakool.

Milatariga Somalia saraakiisha u hadashay waxa ay sheegeen in ninkaan Alshabaab dhexdiisa looga garanayay Sayfu-Laahwaxaana uu ka codsaday shacabka in ay iska cafiyaan.

Sarkaalkaan lagu magacaabo Seyfu-Laah, ayaa sheegay in uu kasoo dagaallamay Gobollo badan oo ka tirsan Soomaaliya,wuxuuna Kooxda Al-Shabaab u qaabbilsanaa isku xirka Ciidanka iyo hor-joogayaasha.