Amaro lagu soo rogay Ciidanka Jubbaland

0
588

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo la farayo guud ahaan qaybaha kala duwan Ciidamada Jubbaland.

Amarkaan ayaa yimid xilli dhawaan lagu waddo in doorasho ay ka dhacdo Jubbaland, islamarkaana laga cabsi qabo in qaar ka mid ah Musharaxiinta ay adeegsadaan Ciidanka maamulka Jubbaland.