Guddiga Madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen liiska Magacyada Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka MaamulkaasiJubbaland.
Odayaasha soo xulaya Xildhibaannada Jubbaland ee la shaaciyay 135 Oday , iyaga oo matalaya Beelaha ay ka kooban yihiin dadka Soomaaliyeed,waxaana laga sugayaa Odayaashaan inay mudo kooban kusoo xulaan Xildhibaannada Jubbaland ee dooranaya Madaxweynaha maamulkaas.
Hoos Ka Akhriso Magacyada iyo Beelaha ay kasoo kala jeeda Odayaasha Dahqanka.