Koox weerartay xarun Shirkadeed oo Muqdisho lagu qabtay

0
572

Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen labo ruux iyo hubkii ay wateen kuwaasoo Galabta weerar ku qaaday xarunta Shirkadda Hormuud ee ku taalla Saybiyaano.

Taliye ku xigeenka Ciidanka booliska Sakiyo Xuseen ayaa sheegtay in kooxddaan ay dileen Shaqsi ka mid ahaa shaqaallaha Shirkadda sidoo kalena ay dhaawaceen qof dumar ah