Afayeen u hadlay ciidamada xooga dalka ayaa beeniyay warar sheegaya in ladilay abaal duulihii Guutada 2 aad ee ciidamada xDs
sidoo kale waxa uu afayeenku sheegay in ay al shabaab ugaysteen jab xoogan ayna dileen ilaa iyo 15 dagaalame oo katirsan dagaalamayaasha al shabaab
hoos ka dhagayso waraysiga afayeenka oo dhamaystiran