Dowladda oo shaacisay Jadwalka Imtixaanka Maadooyinka dugsiga Sare

0
1333

Wasaaradda waxbarashadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Jadwalka maadooyinka ardayda Fasaladda 12aad ee Dugsiga Sare ee Sanadkaan galidoono Imitixaanka Shahaadiga ah.