Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay

0
508

Waxaa furmay kulanka 3-aad Kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa kulanka shir guddoominaya, waxa uuna ku furmay 164 mudane.

 

Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista amniga Qaranka, Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa kulanka ku sugan.