Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo gaaray Kismaayo

0
575

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa la kulmay Safiirka Dowlada Maraykanka ee Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto.

Labada Masuul ayaa ka wada hadlay sidii loo dardar galin lahaa soo kabashada Soomaaliya gaar ahaan Nabadgalyada iyo hormarinta iyo Xaaladaha Geeska Afrika ka taagan.

 

Safiirka ayaa maalmihii lasoo dhaafay booqasho ku maraayay Magaalooyinka maamul goboleedyadda qaarkood.

Dowladda Mareykanka ayaa doonaysa in ay Caddeyso doorkeeda ku aadan taageeradda maamul goboleedyadda.