Faahfaahin Khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

0
618

Qarax gaari ayaa Caawa ka dhacay Isgoyska Km4 dhanka Ex shaneemo Egwadore ee Magaalada Muqdisho.

Sidda Risaala ay xaqiijiyeen goobjoogayaal gaari nooca Raaxadda ah ayaa halkaasi ku Qarxay.

Qaraxa ayaa ahaa Nooca loo yaqaano dhajiska ee lagu xiro gawaaridda raaxadda.

Gaariga Qarxay ayaa waxaa watay Eng Maxamed Cabdi Kaariye oo ka mid ahaa dhinyaradda firfircoon ee ka shaqeeya Qandaraasyadda dhismaha Muqdisho.

Eng Kaariye ayaa ku geeriyooday Qaraxaasi sidda ay Risaala u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan booliska Soomaaliya.