War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada arimaha dibada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay go’aankii ka soo baxay Dowladda Kenya.
Wasaarada ayaa sheegtay inay aad ugu walaacsan tahay Go’aanka xiriirka loogu jaray Dowladda Soomaaliya.
Sidoo kale wasaarada ayaa sheegtay inay aad ugu xuntahay in la soo ceyriyo Safiirka Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya.
Qoraalka wasaarada arimaha dibada ayaa sidoo kale waxaa loogu hadlay muran bada ee u dhexeeya Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya.