Danjiraha Q.M. ee Soomaaliya Michael Keating, ayaa ka hadlay doorashada lafilayo inay dhawaan ka dhacdo Soomaaliya.
Waxa uu tilmaamay inay jiraan walaac ku xeeran doorashadaasi oo ay ka mid yihiin ammaanka iyo musuq maasuq.
ugu Horeyn hanaanka doorashada waxa uu ku dhacaa xiligeeda balse waxa ay noqotay mid la hareer maray ayuu yiri sidoo kale waxa uu soo hadal qaaday arinta somaliland sidii doorashada looga qeyb ga;in laha
wuxuu dhinaca kale ka hadlay doorashada oo laga ilaaliyo wax is dawa marin sidoo kalana la sugo amniga.
Hoos Ka Dhageyso Codka:-