Madaxweyne Lafta-gareen oo goordhow ku dhawaaqay Wasiiro cusub

0
624

Madaxweynaha maamulka KGS Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa goordhow ku dhawaaqay 10 Wasiir oo cuusb kadib wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha.

Lafta-gareen ma uusan magacaabin Wasiir-u-dowlayaasha iyo Wasiiro ku xigeenada Xukuumaddiisa, Kaliya waxa uu magacaabay 10 Wasiir oo kaliya.