Walaac Laga Muujiyay Dib U`Dhaca Doorashada Xiligii Loo Asteeyay…

0
606

Weli waxaa isasoo taraya walaaca laga muujinayo in mar kale ay dib u dhacdo doorashada la filayo in Sanadkaan gudihiisa ka dhacdo Gudaha Somaaliya.

Qaar kamid ah bulshada qeybaheeda kala duwan iyo waliba Siyaasiinta qarkood ayaa arintaasi digniin horay uga soo saaray sid oorashada ay waqtigeeda ku dhacdo.

Hadaba qar kamid ah Dhalinyarda degmada Khardho ayaa waxay sheegen in ay shaki ka muujinayan in mar kale ay dib u dhacdo Somaaliya.

Sidoo kale waxay sheegen in hadii doorashada ay waqtigeeda ku dhici weyso taasi ay Somaaliya ku tahay Mugdi.