DEG DEG;-Galmudug oo Ciidamo badan Geysay Xadka ay la wadaagto Itoobiya

0
649

Wararka Ay Heleeso Radio Cadaado ayaa sheegaya in Maamulka Galmudug ay Ciidamo badan geysay Degaanka Miircawleed ee Gobolka Galgaduud iyo Degaano kale oo ka tirsan isla Gobolka Galgaduu islamarkaana dhaca Xadka Galmudug ay la wadaagto Maamulka Soomaalida Itoobiya

Ciidamadaan oo wata Gaadiidka Dagaalka ayaa Shalay illaa Xalay halkaas gaaray,waxaana lagu sheegay in Ujeedku uu yahay in ay ka hortagaan Abaabul ay wadaan Maleeshiyada Lasheegay in aykasoojeedaan dowlad deegaanka soomali itoobiya

Saraakiisha Ciidamada Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay Difaaci doonaan Shacabka Reer Galmudug ee Reer Guuraaga ah islamarkaana Had iyo jeer dhibaatada kala kulma Maleeshiyada .

Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa waxaa Dagaal Kulajirtay maamahaan maamulka putlaan oo uu kadhexeeyo dagaal siyaasadeesay