Wararka aynu ka heleyno madaxtooyada kumeel gaarka u ah maamulka Hirshabeeelle ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka soo baxday Warqad wali aysan saxaafadda si toos ah u helin balse nuqul kamid ah aynu helnay ayaa sheegaya
in afhayeenka maamulka Hirshabeelle Loo magacaabay Cabdi shakuur cabdilaahi Axmed oo ay dadku u yaqaanaan *Shaashaa-isla markaana waxa dhanka kale xilkii laga xayuubiyay gudoomiayah gobalka Hiiraan Yuusuf Dabageed
intan in ka badan dib ayaan idiin kaga soo gudbin doonna