Waxaa Maanta ku dhawaaqay is Casilaad Wasiiru Dowlaha Qorshaynta iyo Iskaashiga Dowlada Goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan Sayruuq.
Maamulka Galmudug ayaa waxaa ku soo Badanaya ka tagista Xilalka Wasiirada ayadoona aan la Ogeeyn Sababta Rismiga ah ee ka Danbysa.
Hoos ka Dhageyso codka wasiirka iscislay