18= bishaan Ayay Aheed Markii Alshabaab Ay Weerar KUlawareegeen Magaalada Afgooye Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Balse Saacado Kadib Ayay iskaga bexeen Alshaab Halkaasi
Intaa Waxii kadanbeeyay ciidamada dowlada iyo kuwa amisoon waxaa ay wadeen howgalo Aykasameenayeen Dagmadaasi gudoomiyaha dagmada Afgooye C.naasir maclin Ibaraahim oo Lahadlay Radio Cadaado Ayaa Waxaa uu sheegay IN aydagan tahay Xaalada Magaalada Afgooye Waxaan Uu intaa Raaciyay in Ay jiraan Howgalo ciidamadu aydaan
Sidoo kale Waxaa Uu kahadalay gudoomiyaha Afgooye Weerarada soolaalaabtay alshabaab ay marwalba gaystaan
Halkaan Kadhageyso Wareysi Maxamed Yuulka