Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku guuleystay kamid noqoashada xubanaha aqalka sare ee dalka kadib marki uu tartan kaga guuleystay Aamina Aadan.
Xili weli ay xilibaanada puntland ay dooranayaan xubnaha aqalka sare ee dalka ayaa waxaa kursigi ugu horeeyay ee kuraasta aqalka sare ee puntland helay uu ku guuleystay Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke.
Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa kuguulaystay 47 kamid codadkii ay dhiibteen xildhibaanada barlamaanku, halka Aaminana heshay 17 iyadoo hal cod xumaaday.