Xaflad Xarig-jarka Ceel Biyood, Berked iyo Goobo Biyo-qeybin ah Laga hirgeliyey Xaafada Howlwadaag Ee Degmada Buur-Hakaba ayaa Waxaa Ka qeyb galay Maamulka Degmada iyo Bulshada Deegaanka
Mashruucan ayaa waxaa fulisay Hay’adda PASOS, si loo fududeeyo helista biyo Nadiif ah oo joogto ah dadka danyarta ah Ee halkaasi ku nool



