Itoobiya oo la filaayo in ay dhawaan Hesho bad Cusub.

0
4

Sida ay baahisay warbaahinta laga lee yahay Dalka Itoobiya ee ‘Addis Standard’ oo xiganaysa khubarada dhulka ayaa ku warramaysa in uu wadakaas ku socdo ‘Dhul-dillaac xoogan’ loo badinayo Itoobiya in ay hesho bad cusub.

Dhul dilaaca ka socdo itoobiya Sannadihii la soo dhaafay uu sii socday dhul dilaacaas, waxaana la tilmaamay in qaraadda Afirka ay laba u kal qeyb samidoonto.

Arinta xiisahaa leh ee la tilmaamaayo waxa ay tahay in Soomaalida Dowlad deegaanka Soomaalida ay la go i doonaan Soomaaliya.

Dhul Dilaaca