Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xil ka qaadis ku sameeyay 6 Garsoore, ma sheegin sababta dhalisay go’aankaan xil ka qaadista ah iyo goobaha ay howlgallayeen.
Qoraal lagu daabacay Barta Facebook ee Madaxtooyada Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu sheegay magacyada lixdaan Garsoore, waxaana ka dhashay falcelin ay sameeyeen qaar kamid ah Dadka ku xiran boggaan.
Magacyada Garsooreyaasha xil ka qaadista lagu sameeyay ayaa kala ah