Maamulka Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay oo wado dedaalo lagu tayeynta Amniga guud ee Magaalada ayaa kulan ay isuga yimaada Maamulka iyo saraakiisha Amaanka waxey sheegen in aaney la ogoleyn Garaawida Haweenkii soo gala Magaalada ama ka baxa iyadoo midaasi qeyb ka noqon doonta amniga
Waxaana uu maamulka soo sarey Awaamiir Cusub oo lagu Xoojinayo Aaanka si taasi loo fuliyo aan la ogoleyn in Gadiidka Xiliyada Habeenkii ah ay isticimaalan Wadooyinka la ogolan doonin ilaa mudo