Kulan looga hadlay Arimaha Xasilinta Deegaanka Oo Baydhabo Lagu qabtay.

0
5

Wasaaradda arimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose ee Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Baydhabo kuqabatey kulan looga hadlayey arimaha xasilinta iyo Kaalinta horumarinta Deegaanka ay kaqaadan karaan qurba joogta Koonfur Galbeed.

kulanka waxaa furey Wasiirka Wasaaradda arimaha Gudaha iyo dowladdaha hoose ee Dowladda Koonfur Galbeed iyo Agaasimaha Madaxtooyada KGS waxaana goobjoog ahaa maamulada gobolka iyo kn degmada baydhabo iyo qaar ka mid ah qurbajoogta reer Koonfur Galbeed