Mareykanka wuxuu fuliyay weerarkii ugu horreyay oo ka dhacay xeebaha dalka Venezuela, kaddib markii maraakiibta dagaal ee Mareykanka ay rasaas ku fureen dooni ay ku sheegeen in loo aqoonsaday inay adeegsanayeen kooxo argagixiso ah oo maandooriye waday, iyadoo weerar uu dhaliyay dhimasho iyo dhaawac gaaray Kooxda markabkaa la socotay,
sida uu warbaahinta waxyar ka hor u sheegay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Marco Rubio oo sidoo kale ah la-taliyaha amniga.