Imaaradka Carabta iyo Suudaan oo taageero ka raadinaya Soomaaliya ka hor kulanka Golaha Guud ee QM

0
4
    أبوظبي في 14 فبراير/ وام / استقبل صاحب السمو الشيخ محمد بن زايد آل نهيان رئيس الدولة "حفظه الله" اليوم الفريق أول عبد الفتاح البرهان رئيس مجلس السيادة الانتقالي في جمهورية السودان الشقيق الذي وصل اليوم إلى البلاد في زيارة عمل إلى الدولة.       ورحب سموه - خلال اللقاء الذي جري في مجلس قصر البحر في أبوظبي – بزيارة الفريق أول عبد الفتاح البرهان إلى دولة الإمارات معرباً عن تمنياته للسودان وشعبه الشقيق تحقيق الاستقرار والوفاق والسلام.     وبحث صاحب السمو الشيخ محمد بن زايد آل نهيان والفريق أول عبد الفتاح البرهان خلال اللقاء..العلاقات الأخوية وفرص تعزيز التعاون والعمل المشترك بين دولة الإمارات والسودان في مختلف المجالات بما يخدم أهداف التنمية وتطلعات البلدين.      وأطلع رئيس مجلس السيادة الانتقالي في السودان .. صاحب السمو رئيس الدولة على مستجدات الأوضاع والعملية السياسية في السودان الشقيق.      وأكد سموه في هذا السياق دعم دولة الإمارات مختلف الجهود والمبادرات التي تصب في صالح الشعب السوداني على صعيد الوحدة والبناء والتنمية والتأسيس لمرحلة جديدة ينعم خلالها السودان بالاستقرار والازدهار.      من جانبه عبر رئيس مجلس السيادة الانتقالي في السودان عن شكره وتقدير لمواقف دولة الإمارات التاريخية

Iyadoo dhawaan la filayo inuu qabsoomo shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa soconaya dadaallo ay wadaan Madaxda dalalka Suudaan iyo Imaaradka Carabta oo la xiriira in ay helaan taageerada Soomaaliya.

Labadaan dal ayaa isku haya ku lug lahaanshiyaha dagaalka ka socda Suudaan iyo taageerada la sheegay in Ciidanka RSF ka helaan dowladda Imaaradka Carabta.

Saacadihii la soo dhaafay Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa qaabilay wafuud sare oo ka kala socday dalalka Suudaan iyo Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la yeeshay Taliyaha Sirdoonka Suudaan, Jeneraal Axmed Ibraahim Cali Mufaddal, isagoo la wadaagay warqad uu ka siday hoggaamiyaha Golaha Kumeelgaarka ah ee Suudaan, Jeneraal Cabdel Fataax al-Burhaan.

Saacado ka dib, Madaxweynaha ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda dowladda Imaaradka Carabta oo uu hoggaaminayo Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka, Sheekh Shakhbuut Bin Nahyaan, iyagoo farriin ka siday Madaxweynaha Imaaraadka, Sheekh Maxamed Bin Zaayid Al Nahyaan.

Ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in Wafdiga Imaaradka ay Madaxweyne Xasan Sheekh kala hadleen arrimaha gobolka iyo colaadda Suudaan oo UAE lagu eedeeyay inay taageerto Ciidanka RSF ee ka soo horjeeda ciidamada qalabka sida ee Suudaan.

Kulamadaan ayaa ku soo aadaya xilli bishii May ee sannadkan ay Dowladda Soomaaliya cambaareysay weerarka ay Ciidanka RSF ka geysteen magaalada Port Suudaan.

Falanqeeyaasha Siyaasadda ayaa tilmaamaya in Soomaaliya ay maanta leedahay cod kaalin weyn ka qaadan kara go’aannada Golaha Guud, gaar ahaan xalka colaadda Suudaan iyo xasilloonida guud ee Geeska Afrika. Soomaaliya ayaa hadda xubin ka ah 15 Xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM.

Soomaaliya ayaa la sugayaa go’aanka ay ka qaadato xaaladda Xiisadda Suudaan iyo Imaaradka Carabta oo ah labada dal oo ku dhow Xukumadda Muqdisho.