Sabtii, 12 July 2025 {RC} Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Muuse Salaad wehliye ayaa kulamo la xeriiro xaaladaha Howlgalada ka dhanka ah khawaarijta iyo Dardargelinta ladagaalanka khawaarijta la yeeshay saraakisha qeeybaha 21-AAD iyo 27-AAD Iyo Taliyaasha kala duwan ee guutooyinka 27-AAD iyo 21-AAD oo u diyaarsan naafeeynta khawaarijta.
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan iyo saraakisha soo Gaaray Degmada maxaas ee gobalka hiiraan ayaa Kala qaatay wajibaadyo lagu xaqiijinayo amnigga Iyo sidii khawaarijta looga saari lahaa meelaha aay ku joogaan dhuumaaley siga ayadoo la Mideeynayo awoodda ciidamada deegaan’ka oo kaa Shanayo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed.