Munaasabada 1 Luulyo Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo

0
9

Munasabada Xuska 65 Guuradii Ka Wareegatay Markii Ay Midow Ween Gobaledada Waqooyi Iyo Kuwa Konfureed Islamarkaasina  Xuryada Laga Qaatay  Gumeysii Ingiriska Iyo Taliyaaniga  Gayiga Soomaaliyeed Laga Taaagay Calanka Soomaaliya  Ay Leedahy Oo Xur Ah  Oo Habeen Xalay Ahaa Ayaa Lagu  Qabtay Taliska Qeebta 60aad Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed .

Waxaa Ka Soo Qeebgalay Madaxweynaha Koonfurgalbeed Mudane Abdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Iyo Gudoomiyaha Golaha Walkilada Koonfurgalbed Dr Ali Sacid Fiqi Iyo Qaar Kamid Ah Gollah Wasiirada Maamulka Koonfurgalbeed Iyo Saraakiil Ciidan Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo Iyo Marti Sharaf Kale .

Madaxweynaha Maaamulka Koonfurgabeed Mudane Abdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Ayaa Salaam Sharf Ka Qaatay  Cutubyo Katirsan Ciidanka  Xooga Dalka Soomaliyeed  Gaar Ahaan Taliska  Qeebta 60aad  Goorsheegtada Marsheegta Markii Ay Gaartay Tawankii Habeenimo Ayaa Waxaa  Lasaaray Calanka Iyadoo  Goobta Lagu Tumay Astaanta Qaranka ,

Madaxweynahadowlada Gobaleedka  Koonfurgalbeed Soomaliya   Mudane Abdicasiis Xasan Maxamed Laftagaren Ayaa Sheegay In Dhibaato Badan  Loo Soo Maray  Sidii Xuryad Loo Heli Laahaa Waxaana Dhalinta Soomaliyeed Uga Baaqay In Ay  Xiligan Ay Ka Qeeb Qaatay Dhisida Dalka  Isagoona Hambalyo U Diray Dhaaman  Umada Soomaaliyeed Maalita 1 Luulyo