Shir Looga hadlay Amniga Oo Lagu Qabtay Xudur

0
6

Isiin 30 June 2025 {RC}

Shirkaan ka dhacay xarunta Maamulka Degmada Xudur ayaa Waxaa looga hadlaayey Amniga guud ee Gobolka bakool iyo howlgalada ciidamada ay ka Wadaan deegaano ka tirsan Gobolkaasi

Shirka Waxaa ka qeybgalay Maamulka Gobolka bakool kan Degmada Xudur , Gudoomiyaasha Degmooyinka ,Tiyeeglow, Rabdhuure saraakiisha ammaanka, iyo masuuliyiin waxaana diiradda lagu saaray qodobo muhiim ah oo ay kamid ahaayeen, xoojinta nabadda iyo ku wada noolaanshaha iyo ilaalinta sharciga,