Farmaajo oo cambaareeyay xariga Cabdiraxmaan Suleymaan Jaamac

0
19

MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saarey war-saxafadeed uu codkiisa ku biiriyay cambaareyn loo jeediyay xariga dowladda kula kacday hogaamiyaha xisbiga dadka.

“Xarigga sharci darrada ah ee laamaha ammaanka Federaalka Soomaaliya ay u geysteen Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Saleebaan Jaamac waxa uu muujinayaa nooca doorashada ee uu doonayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo hannaanka siyaasadeed ee uu qaatay,” ayuu yiri Farmaajo.

May be an image of text